loading...
Digniin: Qisooyin Murogo badan oo ka dhacay Social Media Fadeexad & Hanjabaad | Poris Radio - VIDEO

Digniin: Qisooyin Murogo badan oo ka dhacay Social Media Fadeexad & Hanjabaad

Share it with your friends Like

Thanks! Share it with your friends!

Close
0
0
0
0
0
0
0
0
0
or copy the link

Subscribe Our YouTube Cahannel KALKAAL TV
Black Mailing on Social Media

Comments

caaisha cuud says:

ninkayga xataa lagama yaabo inaa view dharka iska dhigo nin kale ilaahan ka magan galay!!!!!!!!

Cabdi Wahab Ali says:

sxb waa arin aad u fiican aad ayaan kugu tageersanahey dadkan wax usheg sxb thx

Busuri Ahmed says:

masha alah

Mohamed Hashi Gurhaan says:

fadlan wabsadyada magacadoda igu cawiya

hamdia abdullahi says:

waa yaab wlle allow na xifdi iyo umadda islaan ka

Fuad ali says:

Dadka qarkod waa dhanta,waxba laga faidaya sxb

Sahra Ahmed says:

jasakalaha walal

Sahra Ahmed says:

wax fiican baad noo sheegtay

ABDI RIZACK says:

waaw great man god place you thanks to give advice.

Azl Mcl says:

flickering de waa hadaanan qaldin higaadeeda waxaan ku arkey filinka snowden markuu aktarku isagoo wasaya naagta uu laptopkiisa ka arkayo meel yar oo bilig bilignaynaysa

G Rooster says:

Cabdalla Shideeye maa tageysaa Gabadha Cadaado ugu shidan ???????

Ruqiyo Shiq says:

subxaanallaah marka hore ayaaba qalad ah in leysqaawiyo

Azl Mcl says:

inankan waxaan ka daawan jirey universal 2009 2010 2011 2012 2013 oo cayaaruhu si fiican u soo tebin jirey balse maanta wax aad u muhiima buu inoo soo gudbiyey.

Ali Adams says:

abdinasir sola now sxb alaha kudaayo sxb walal soomaaliyeed baad tahay thanks

نبتبتلولت قاب says:

sax wlhi been maaha dad badan eyku dhacday taas Anaa marqaati kaaga ah Adiganah ajar Allah kaasiiyo

indha u ron dhibato lagu ma waro says:

wale enternet ka wa lasku dhaca?

Bluez is colour Aim is winning says:

arimahas kamahadli sidha dabcasar hhhhhhhhhhhh

Halimo Abdi says:

jizaakalaahu khayr waa khayra jizaa

qadan456 xabiibi says:

jasaakallah khayran

dahir miskinow says:

c raman sola

dahir miskinow says:

kkkkkk wadhici karta ruti

zam zam caduun zaam wadani says:

wax macquul ah keen!!!gabar uula hadlay aaka dubtay waa macquul lkn nin aala hadlay then gabar oo video yo ah uu usaray see macqul kutahay?

Laylo Maxmed says:

thanks abowe

zam zam caduun zaam wadani says:

sidee macquul kutahay qof o skype kala hadlee ow video inu kudaro ku arki weynee?teda kale qofka aa dhahee dharka iska bixi sidu ku ahaan karaa qof aankula hadleyn macquul keen adi

Hani Hudaaa says:

qandho ku dishay maxuu meelxun taagnaaa

nayntin ali says:

waaad mahadsanthy wllalee waxbaan no birisee mahansanid bilaaaaaaax

asad ali says:

Ninkaan weeyn ee beenta layimid meesha arag, dameer bidaart weeyn

Sara Jimale says:

thank you brother

Write a comment

*


*